YODHA

Inteenii filmkan fiirsatay waa hubaal in aynu la dhacnay qaabka loo jilay oo aynaan wax ceebo ah ka dhex arag.

Balse waxa innaga nixiyay warka ah in filmku flopped noqday, sababaha loo aanaynayo inuu filmku flopped noqdana waxa kow ka ah:_

1.Adduunka lacageed ee lagu bixiyay iyo dakhliga u soo xareeyay oon shaqo isku lahayn.

(Budget:$6.5million Earned: $483k)

2. Heesaha filmka ku jira oo aan gebi ahaanba qaar aan macno samaynaya ahayn.

3. Cirbadaha maqaarka lagu durro oo filmka lagu dhex arkay dhowr meelood.

4. Xaqiiqooyin physics ka fog oo filmka dhexdisa laga dheehday.

Balse ma aha filmki uhoreyay ee actor kan Sidharth Malhotra kasoo muuqdo ee box-office bomb noqda.

5. Balse Xaqiiqda saxda ah ayaa ah Inuu Filimka Somalia ka Noqday Blockbuster ay daawashadiisa iyo falcelintiisaba uu cirka isku shareeray taas oo keeneysa marka aad Af Somali Saxan ku daawato misna Shirkada Faca weyn ee FANPROJ ay kuu Tarjunto filimkaba wuxuu kuu noqonayaa mid dhadhan kale yeeshay, Hadaba hadii uu ku seegay kasoo daawo Appka StreamNxt oo ay shirkada Aflaamteeda kusoo tebiso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *