MONKEY MAN

Qaabka sheekada loo agaasimey, jilliinka jilaayayaasha, sida wacan ee camerada looga hawl galiyay, background music score-ka loo tumay filimka iyo dev Patel oo markiisii ugu horreesay filim agaasimay. Intaasi waa waxyaabaha sheekada filimka ” monkey man” cusbada u yeelay.

Maalintii Ott-ga lagu soo fasaxay isla maalintii xigtay Ayaa Shirkada Fanproj Af Somali saartay oo Daafaha Dunida somalida joogto ka wada daawadeen barta StreamNxt oo ay Shirkada Filimada kusoo fasaxdo asagoo Af Somali HD ah, Haddii aad horey u jecleyd taxanaha John wick iyo nobody iyo ballerina 2023, kanna waa kaagii ee orod ku soo raaxeyso. Qolyaha aflaamfa ka faalooda filimkani aad ayay u ammaaneen dhankasta. Sheekadu waxay daaran tahay cadgoosi ama aargoosi. Sheekada waxaan ku qiimeeyay 9.5/10.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *