in

Arbaaz Khan Oo Si Xirfadaysan Kaga Baxsaday

Markii La Weydiiyay Arrimo Ku Saabsan Guurka Arjun Kapoor Iyo Malika Arora

Lamaanaha dhawaanahan ciwaanada Bollywood-ka qayb xoogan ka ahaayeen Arjun Kapoor iyo Malaika Arora ayaa diyaar u ah in ugu dambeyntii xiriirkooda rasmi ka dhigaan madaama ay rabaan in noloshooda aan lagu sii mashquulin sida haatan la ogaaday.

Haatan waxaa la ogaaday in Arjun Kapoor iyo Malaika Arora si rasmi ah u aqal gali doonaan 19 bisha April ee nagu soo fool leh weliba kaniisad Mumbai ku taalo ayuu meherkooda ka dhici doonaa waxaana kasoo qayb gali doonaan marti kooban oo labadan lamaane u dhow kuwaas oo ilaa haatan la ogaaday inay ka mid yihiin Kareena Kapoor Khan, Karisma Kapoor, Deepika Padukone iyo Ranveer Singh.

laakiin hadda waxaa arrintan wax laga weydiiyay Malaika Arora ninkeeda hore aktarka lagu magacaabo Arbaaz Khan iyadoo Malaika Arora oo ay sanadkii hore kala si rasmi ah u kala tageen Arbaaz Khan mudo 18-sano a

Arbaaz Khan oo dhawaan saxaafada la hadlayay ayaa waxaa hoosta laga geliyay su’aal uusan jeclaysan taaso ah guurka Arjun Kapoor Iyo Malaika Arora Lakiin Arbaaz Khan waxa qof maskax badan isagoo su’aashii u gadiyay mid kaftan ah isagoo yiri ” Ma jirto qof ku farxa inuu la jabiyo kaftanka aniga ma jecli inay saxaafada iga hoos bixiyaan markasta waxan ahay mid digtoonaada ”

ka dib Arbaaz Khan waxa uu bilaabay qosol aan caadi ahayn isagoo saxaafada ku yiri waaan istaagaya sababtoo ah waxaa la gaaray xiligii qadada

What do you think?

-1 points
Upvote Downvote

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0