in ,

AngryAngry CryCry CuteCute LOLLOL LoveLove OMGOMG WTFWTF

Chakra Af Somali

Daawo Goosgooska Chakra

Inaba caadi maaha goog gooska flim reer tamil ee #chakra kaasi oo dhawaan lasoo bandhigey ka dib markii hadal hayn badan ku abuurey halkaas iyo magaalada Chennia ee fanka tamil hadaan flimka xog kooban idinka siiyo
Waxaa direct ka ah Anandan_ms
Wxaana aktarka ah
Vishal sidoo kle waxaa kula jira Regina_cassandra Shraddha_Srinath Srushti_Dange
Iyo jilayaal kle oo badan waana flim #ACTION ah kaas oo qorshuhu yahay in la daawado bisha july ama 7aad kaasi oo ku jilayo askari danbi baaris ah waana mid ka mida aflaamta sanadkan reer tamil ku wooda ugu waaweyn waxaana #vishal ugu danbeysey flim uu keeno sanadkii aan kasoo gudub kaaso oo ahaaa flimkii #ACTION ee tamanaah_patia ay kula jirtey kaasi oo ku jilaayey askari milatery ah oo aar goosanaya kaas ganacsi ahaan guuldareystey Nasiib wacan ayaan u rajeynaynaa Sanadkan
Daawo Hadda Goos Gooska oo Dhamaystiran

What do you think?

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0