in

LoveLove

Warbixinta Filimada Blockbusterka Noqday

Warbixinta Filimada Blockbusterka Noqday

#Ogaansho sida aan idiinku soo gudbiyey wxan rabaa inaan idin ogey siyo flimka #prati_rogu_pandage iyo flimka kle ee #ruller hadaba aan soo qaadano warbixin labadooda ku saabsan labada flim wxey ka siman yihiin in isku shirkad yihiin waana shirkada #tellegu ama #tollywoodka loo yaqaana sidoo kle in isku maalin tiyaatarada india la wada saarey wxana tiyaatarada lawada saarey sanadkii aan kasoo gudubney /20/12/2019/ aan ku horeyno flimka #prati_rogu_pandage kan wxuu noqdey flim #blockbuster weyna wxaan wada jilayaan aktaro caan ah sida #sai_dharam_tej iyo xidigta da,da yar ee #Rashi_Khanna #sathyaraj #rao_ramesh iyo qaar kle oo badan waana wxaanu lagu qarash gareeyey ama lagu iibsadey qolyaha cajaladaha qaybiyaa wxey ku iibsadeen 23 #crore wxaanu soo xareeyey 56 #crore waana flim #comedy_and_drama sidaasna wuxuu ku noqdey #sai_dharam_tej flimkiisa lacagaha ugu badan soo xareeeyey waana mid ka mida aflaamtii sanadkii kuwii ugu sheekada wgsanaa waana flimkii lagu soo gabagabeeyey sandkii hore fanka tellegu

Flimka labaad hadaan u nimaadnana
#Ruller wxaa wada jilayaan aktarada kala ah
#Nandamuri_Balakrishna
#Sonal_Chauhan
#Vedhika iyo qaar kle oo badan flimkuna waa #Action ah nasiib xumase flimkan heerkii laga filayey wuu gaadhi waayey wxaanu noqdey flim #disaster ah oo si weyn loogu khasaarey maadama lagu iibsaday 24 #crore isagoona soo xareeyey lacago u dhaxeeya 10 #crore ilaa 13 #crore sidaasna wuxuu ku noqdey flim #disaster oo lagu fashilmey waana flimkiisi u danbeeyey
#FG= Labada flimba waa lasoo turjumey iyagoo afsomali ah waxad ka daawan kartaa Webka Caalamiga ah #FANPROJ.COM

What do you think?

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0