Filimada Malayam 2020 Kuwooda Guuleystay iyo Kuwii lagu Qasaaray

Filimada Malayam 2020 Kuwooda Guuleystay iyo Kuwii lagu Qasaaray

asxbteyda qiimaha badan kusoo dhawaada pageka fadlan ha iloobin inaad pageka #like iyo #share ku aamusiiso fikirkaagana #comment noogu reebto
Wali wxaan ku guda jirnaa barnaajimkeena #box_oficce_collection_hits_and_flops ama #ganacsiga_aflaamta_ay_sameeyaan hadaba maanta wxan eegaynaa halkaa iyo #malayalam ka ee koonfur india

1= #anjaam_phathiraa
B: 5 #crore
Ic: 32 #crore
Ww: 46 #crore Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #blockbuster weyn ah
2= #shylock
B: 15 #crore
Ic: 24 #crore
Ww: 36 #crore Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #super_hit weyn ah
3= #AK_ayyappanum_koshiyum
B: 10 #crore
Ic: 20 #crore
Ww: 35 #crore Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #blockbuster weyn ah
4= #varane_ayashyamund
B: 7 #crore
Ic: 15 #crore
Ww: 30 #crore Sidaasna
waxa uu ku noqdey flim #super_hit weyn ah
5= #Trance
B: 30 #crore
Ww: 24 #crore Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #flop ah
6= #dhamaka
B: 4 #crore
Ic: 8 #crore
Ww: 10 #crore Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #super_hit weyn ah
7= #big_brother
B: 25 #crore
Ww: 12 #crore Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #flop ah
8= #Anveshanam
B: 4 #crore
Ww: 3 #crore sidaasna waxa uu ku noqdey flim #flop ah
9= #forensic
B: 4 #crore
Ic: 9 #crore
Ww: 12 #crore Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #super_hit weyn ah
10= #kannum_kannum_kollaiyadithaal#
B: 14 #crore
Ww: 18 #crore Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #hit
#FG wxan ogeysineynaa asxbta inaan mar walba aaan jecel nahy inaan idinla wadaagno xog saxan oo dhameystiran wxanan idin leenhy fadlan nagu soo biir pagekana like garee hadii aad qabto fikir ama su aal wxad noogu soo gudbin kartaa comentiga ama adiga oo markaa fariin noogu soo diraya pagka waa aniga iyo bahda fanproj oo idin leh naga fisha wax cusub marwalba iyo meel kasta

What do you think?

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0