in ,

LOLLOL LoveLove WTFWTF

Sooryavanshi

Sooryavanshi Goor Dhow

kulanti wanagsan asxbteyda qiimaha badan maanta wxan diirada saareynaa in maalintii shalay si rasmi ah loo soo bandhigay xilaga la daawan doona labada flim ee waaweyn kuwaaso kala ah #sooriyavanshi iyo flim #83
Flimka #sooriyavanshi waxaa la daawan doona bisha November ama 11aad todobaadka u horeeya kuna beegan feestada #diwaliga
Wxaana hogaamiyaal ka ah super star #akshay_kumar iyo #katrina_kaif halka #ranveer_sing iyo #ajay_devgan ay muuqaal marti ah ku leeyihiin
Flimka #83 isaga waxaa waxaa isagana la daawan doonq bisha December kuna beegan feestada #masiixiga ee todobaadka kowaad wxana hogamiyaalka ah #Ranver_Singh iyo #Deepika_Padukone isla iyaga ayaana qarash gareyaal ka ah wana flim looga hadlayo nolasha Cricket india 1983
Halka flimada #Sadak 2, #Laxmmi_Bomb iyo #Bhuj oo aflaam waaweyn ahaayen online lagu daawan doono
Waa aniga iyo bahda fanproj oo idin leh naga filo warar ku xiisa galiya goobkasta iyo goorkasta

What do you think?

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0