in

Kanadda Movies 2020 Hit or Flop

Kanadda Movies 2020 Hit or Flop

asxbteyda qiimaha badan kusoo dhawaada pageka fadlan ha iloobin inaad pageka like iyo share ku aamusiiso fikirkaagana comment noogu reebto mahadsanid
Waa maanta iyo barnaajimkeena
#box_oficce_collection_hits_and_flops
Maanta wxan eegaynayaa halkaas iyo fanka #kanada ee xarun ay u thy magaaladaasi #bangalore ee wadanka india hadaba aan eegno filimadii usoo baxey 2020 sida ay u kala sareeyaan
1= #love_mochtial
B : 3 #crore
I C : 5 #crore
WW: 7 #crore Sidaasna waxa uu ku noqdey #super_hit
2= #khakii
B: 3 #crore
IC: 2 #crore
Ww: 3 #crore sidaasna waxa uu ku noqdey flim #flop ah
3= #nevalru_half_boiled
B: 1 #crore
IC: 1 #crore
Ww: 2 #crore Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #avarege ah
4= #naanu_mathu_gunda
B: 4 #crore
IC: 5 #crore
Ww: 7#crore Sidaasna waxa uu ku noqdey #hit ah
5= #sri_bharatha_baahubali
B: 3 #crore
Ic: 3 #crore
Ww: 4#crore Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #avarege
6= #jiilka
B: 4 #crore
Ic: 5#crore
Ww: 6 #crore Sidaasna waxa uu ku noqdey #hit ah
7= #popcorn_monkey_tiger flimkan wali xogtiisa lama sixin lkn waa mid kamida aflaamtii sanadkan reer kanada usoo baxey flimkii ugu sheekada wgsanaa kaas oo noqdey #super_hit weyn waxaa shabakada #IMDB_rating kuna wxey ku qiimeysay 8.7/10 tobanka dhibcood ee wax lagu qiimeeyo halkaasna wxad arkeysaa inuu ahaa flim sheekadiisu aad u wgsan thy
8= #shivaji_surathkal
B: 7 #crore
Ic: 9 #crore
WW: 12 #crore Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #super_hit ah
9= #drona
B: 10 #crore
IC: 5 #crore
Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #flop ah
#FG asxbta wxan idinka raali galinaya flimdan in qaarkood wali xogtooda aan la sixin lkn wxa ay nqdeen waan idinla wadaagi marka xogtooda lasaxana dib ayaan idinkula wadaagi doona
#waad_ku_mahadsan_thy_booqashadaada

What do you think?

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0