in

Box Office Collection Hit or Flop

asxbteyda qiimaha badan waa maanta iyo barnaajimkeena #box_oficce_collection_hits_and_flops hadaba maaanta wxan eegayna fanka koonfur india ee xarunteedu thy halkaas iyo magaalada #Chennai ee fanka #Tamil
1: #Darbar
Bujat = 120 #crore
Indian collection : 140 #crore
World wide : 270 #crore sidasna waxa kuu ku nqodey flim #hit ah
2 : #pattas
B: 25 #crore
IC: 38 #crore
WW: 48 #crore
Sidaasna waxa uu ku nqodey #super_hit
3 : #pyscho
B : 15 #crore
IC: 17 #crore
WW: 21 #crore
Sidaasna waxa uu ku nqodey flim #average ah
4 : #mafia_chapter_one
B: 8 #crore
IC: 12 #crore
WW: 18 #crore
Sidaasna waxa uu ku noqdey #semi_hit
5 : #draupathi
B : 5 #crore
IC : 14 #crore
WW: 18 #crore
Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #blockbuster ah
6: #Gypsy
B : 10 #crore
IC : 13 #crore
WW : 16 crore
Sidaasna wxa uu ku noqdey flim #avarage
7 : #walter
B : 5 #crore
IC : 4#crore
WW : 5 #crore
Sidaasna waxa uu ku noqdey flim #flop ah
Intaas flim waa inta flim ee ay iska leedhy shirkada #Tamil waxa jira dhowr flim oo lagu daawadey af #Tamil kuwaaso guulo waaweyn gaadhey balse dhanka luuqadooda markii lagu daawadey ku fashilmey kuwaas na dib ayaan idinkugu soo gudbin

What do you think?

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0