in

Filimada Telegu ee Sanadkan 2020 Kuwooda Guuleystay iyo Kuwa Guuldareystay Warbixin Dhamaystiran

Filimada Telegu ee Sanadkan 2020 Kuwooda Guuleystay iyo Kuwa Guuldareystay Warbixin Dhamaystiran

#TELUGU_REPORT_JAN_MARCH 2020 asxbta qiimaha badan maanta wxan idinla wadaagi doona aflaamtii #telugu ama #tollywood loo yaqaano xaruntoodu thy magaalada #hyderabad ee dalkaasi india kuwooda usoo baxey sanadkan 2020 xogtana waxa ay ku eeg thy bilaha 1 3 maaadama bishii sadaxaad tiyaatarada india albaabada loo laabay
1= #serilaru_neekevvaru
Waxa lagu qarash gareeyey ama qolyaha cajalada qaybiyaa ku iibsadeeen 80 #crore waxa gudaha India kasoo xareeyey 180 #crore waxa waxa dal iyo dibadna waxa uu soo xareeyey 240 #crore sidaasna waxa uu ku noqdey #blockbuster weyn
2= #Alu_vaikunthaparmulooo
Waxa lagu iibsadey 90 #crore waxa gudaha India kasoo xareeyey 200 #crore dal iyo dibadna waxa uu keenay 274 #crore sidaasna waxa uu ku noqdey #All_timeblockbuster
3= #entha_manchivaadavuraa
Waxa lagu iibsadey 12 #crore waxa gudaha India kasoo xareeyey 25 #crore dal iyo dibadna waxa uu soo xareeyey 30 #crore sidaasna waxa uu ku noqdey #super_hit
4= #disco_raja waxa lagu iibsadey 20 #crore waxa uu gudaha India kasoo xareeyey 12 #crore dal iyo dibadna 18 #crore sidaasna waxa uu ku noqdey #flop
5= #jaanu waxa lagu qarash gareyey 12 #crore waxa gudaha India kasoo xareeyey 17 #crore dal iyo dibadna waxa keenay 22 #crore sidaasna wxa uu ku noqdey #semi_hit
6= #world_famous_lover waxa lagu qarash gareyey 20 #crore waxa gudaha India kasoo xareeyey 17 #crore dal iyo dibadna waxa 26 #crore sidaasna waxa uu ku noqdey #flop
7= #bheeshma waxa lagu qarash gareyey 22 #crore gudaha India waxa uu kasoo xareeyey 43 #crore dal iyo dibadna waxa uu soo xareeyey 65 #crore sidaasna wxa uu ku noqdey #super_hit
8= #valayam waxa lagu qarash gareyey 5 #crore waxa gudaha India kasoo xareeyey 6 #crore dal iyo dibadna waxa 7 #crore sidaasna waxa uu ku noqdey #average
9= #hit waxa lagu qarash gareyey 5 #crore waxa gudaha India kasoo xareeyey 9 #crore waxa dal iyo dibadna waxa uu soo xareeyey 12 #crore sidaasna waxa uu ku noqdey #hit
10 = #aswathama waxa lagu qarash gareyey
10 #crore gudaha India kasoo xareeyey 22 #crore dal iyo dibadna waxa uu soo xareeyey 29 #crore sidaasna waxa uu ku noqdey #super_hit
11= #palasa 1978 waxa lagu qarash gareyey 4 #crore waxa gudaha India kasoo xareeyey 5 #crore dal iyo dibadna waxa uu soo xareeyey 6 sidaasna waxa uu ku noqdey #average

What do you think?

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0