in

Filimka MASTER oo Tiyaatarada Bisha JULY laga Daawan Doono

Filimka MASTER oo Tiyaatarada Bisha JULY laga Daawan Doono

#war_deg_deg_ah
Sida aan wada ognahay bilahii u danbeeyey in wadan india tiyaataradiisi ay xidhnayeen tan iyo badhtamiihii bishii maarso hadaba waxa shaaca laga qaaday in tiyaatarada dib loo furi bisha july ama 7aad taas oo lagu furi doona hab ama nidaam waafaqsan dadka caafimaad koodana lagu ilaalin doono ka dib markii ay kasoo reysatey ama hada ay kasoo kabsaneyso xaaladii adkeyd ee #convi_19 balse hada waxaa si toosa shaaca looga qaadey in tiyaatarada lagu furi doona flim weyn ee #master
Hadaba flimka waxa direct ka ah
#Lokesh_Kanagaraj kaasi oo sameeyey flim sanadkii hore #blockbuster weyn noqdey ee #kiathi kaasi oo uu hogaamiye ka ahaa super star #kartik
Wxaaana flimka #master hogaamiye ka ah labada super star ee reer tamil ugu awooda badan ee #Vijay iyo #vijay_sethupati wxana atirisho kowaad ka ah #Malavika_Mohanan hadaba mashruucan waxa uu qorshuhu ahaa in la daawado bishii aan soo gudubney ee #april ama 4aad lkn xaaladii #convi_19 awgeed ayaa tiyaataradu u xidhnaayen haatan reer tamil farxad weyn ayay u thy in flim kooda lagu bilaabo furida tiyaatada kaasi ooo super star #vijay todobaadkan u dabaal degayey dhalashadiisi 46 aad kaasi oo si weyn loogu wada hanbelyeynayey

What do you think?

Comments

Leave a Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0