Filimada Sanadkan 2020 Kuwooda guuleystay iyo kuwii Guuldareystay

Filimada Sanadkan 2020 Kuwooda guuleystay iyo kuwii Guuldareystay

box_oficce_collection_bolywood_hits_and_flops 2020
Shabakada aflaamta india ayaa soo daabacdey aflaamtii usoo baxdey ee sanadkan 2020 bolywoodka kuwooda u guuldareystey iyo kuwa u guuleysteyba

1= chapaak wxanu noqdey flim flop ab
2= Tanhaji_the_unsung_warrior kani waxa waxa uu noqdey blockbuster weyn
3= steet_dancer 3d waxa uu noqdey flim flop ah
4= panga waxa uu noqdey flim #flop ah
5= #jawaani_jaaneman waxa uu noqdey average ama flim lacagtiisi soo ciliyey
6= #shikara waxa uu noqdey flim #flop ah
7= #malang waxa uu noqdey flim bilow #average ama lacagtiisi waxa yar lumiyey
8= #love_aaj_kal 2 waxa uu noqdey flim #flop ah
9= bhoot the hunting ship part one waxa uu noqdey flim flop ah
10= #shubh_mangal_zyada_saavdhan waxa uu nqodey flim #avarege
11= thapad waxa uu noqdey flim #average ah
12= baaghi 3 waxa uu noqdey flim average ah
13= #angrezi_medium waxa uu noqdey flim #flop ah
#FG flimka #baaghi 3 wali xogtiisa lama sixin Lkn marka xogtisa la saxo dib ayaan idinkula wadaagi doona lkn markaan la kaashano shabkada box office india wxaa hadalkee u danbeeyey inuu flimku avarage ahaa markaas kadibna tiyaatarada india waa la xidhay halkaasna wxan ka fahmeynaa inuu flimku ilaa hada avarage yhy
Asxbta qiimaha badan halkaa wxad ka fahmeysaa flimka ugu weyn sanadka 2020 ee ah la yimaadan inuu ahaa #tanhaji sidaasna uu ku noqdey flim #blockbuster weyn ah
Qoraalkeena Xiga  wxan idinla wadaagi aflaamta sanadkan 2020 usoo baxey fanka koonfur india ee #tellegu ama #tollywoodka loo yaqaana
Dhamaan Aflaamtan Halkan ku Xusnay Waxaad Ka Daawan Kartaa Webka Caalamiga ah ee FANPROJ.COM

What do you think?

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0