in

Halkee ku Danbeeyay Musalsalka UBAX

Halkee ku Danbeeyay Musalsalka UBAX

sideen hore idiinkula wadaagey maanta waxaa sagxada inoo saaran musalsalka aduun weynaha ka yaabsadey ee #Hercia ama #ubax loo yaqaaan hadeer isagoo somali wuu soo baxey wxana turjuntey shirkada geyiga somalida ugu weyn ee #fanproj_production_studio wxana laga daawada hben kasta baahiyaha ugu weyn magaalada muqdisho ee lagu magacaabo #muqdisho_cable_tv
#hadaba aan u nimaadno taariikhdiisa oo
Musalsalkan wxaa lagu magacaaba #Hercia ama #ubax wxaa direct ka ah #cem_karci #benal_tairi iyo #baris_yos waxaa soo saare ka gabadh lagu magacaabo #banu_Akdeniz
Wxaa wada jilayaan
#Akin_Akinozu
#ebru_sahin
#gulcin_santircioglu
#serhat_tutumluer
#oya_unustasi iyo #Ahmed_tansu iyo qaarkle oo badan wxana hawada lagu soo fasaxey ama si toosa daawashadiisa loo bilaaabey 15/3/2019 wxanu ka kooban yhy 2 #seosen kaasi hada seosenkii labaad uu dhamaadey isagoona ku joogsadey 38 xalqadood sidoo kle musalsalka wxaa qorey gabadh waliba iyadoo wakhtigaa 20 jir ah magaceeda kor ayaan idinku soo xusey sidoo kle seosenka 3aad ayaa ah mid xiiso gaara wata maadama miran iyo reyan ay dib u midoobi doona micnaheyga inay ilmo u dhali doonta waxaa la qorsheynaya seosenka 3 in dhowaan lagu bilaabi doona duubis marka xlada caadi kusoo laabato sidoo waxaa la shaaciyey in musalsalka lagu soo dari doona dad cusub lasiina balaadhin doona wxan sugnaa waxa kusoo kordha seosenka 3aad dib ayaan idinkula soo socod siin doona waxa kusoo kordha

What do you think?

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0