in

Filim Sameeyahii weynaa Sachy oo Geeriyooday

maanta wxaan idiin wadaa wadanka india oo oo dhexda ka dabalanaya tacsiyooyin kala duwan sidoo kle ay aad uga wada xumaaden markii dhalintii usooo wada baxeysey kolba mid la weynayo maantana waxaa la xaqiijiyey in uu dhintey direct ka fanka malayalamka ee Sachy waana directkiii diyaariyey flimkii blockbuster weyn noqdey ee Ak_ayyuppanum_koshiyum kaasi haatan dib loo sameyno isagoo Tellegu ah iyo isagoo bollywood ah iyo isagoo tammil qaybta Tellegu waxaa sameynaya chirancheevi iyo wiilkiisa ramcharan qaybta bollywood ah waxaa sameynaya john_abraham halka qaybta tamilka ahna ay wada sameynayaan labada walaaha ee #suriya iyo kartik
Hadaba flimka #Ak_ayyuppanum_koshiyum waa lasoo afsomali gareeyey wxana ka dawan kartaa wepsiteka Fanproj.com intii dawateyna wey garanayan sidey shaashada ugu wada ficiltameel labada reer malayalam ee biju_menon iyo Prithviraj_Sukumaran
Sidoo halka dhowr todobaad ka horna uu dhintey halyeygii reer kanada ee Chiranjeevi_Sarja midaas oo ilaa haatan reer malayalam ay tacsi u taalo
Fadlan wixii talo ama aad codsaneyso noogu soo dir comentiga ama adiga oo markaa pageka fariin noogu soo diraya

What do you think?

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0