LOLLOL

Warbixintii u danbeeyay Dowladda Cusmaaniyiinta

Warbixintii u danbeeyay Dowladda Cusmaaniyiinta

sidaan horeba iiga barateen maanta wxan ka hadli doona musalsalka maalmahan danbe aduun weynaha ka yaabsadey iyo xog kasta ood uga baahan thy aan ku horeyn hadaba sida ay ku timid sameynta musalsalkan Magaciisa wxaa la yidhaa #dirilis_ertugrul


Direct by waxaa ka ah #meting_gunay
Waxaa sameeyey
#mehmet_bozdag
Waxaa soo saare ka ahaa
#engin_Altan_duzyatan
Sidoo kle waxaa curiyey
#zeynep_Alasya
Sidoo kle meelaha lagu duubey waxaa ka mid ahaa tuulada #Riva degmada #Beykoz ee magaaladasi #istanbul sidoo kle waa musalsal laga daawada aduun sida #pakistan #Jarmalka iyo wadamo kle oo badan sidoo kle musalsalka waxaa soo gashay dadka somalida oo noqdey dadka ama wadanka todobaad ee loogu daawashada badan yhy musalkan waxaa lagu xusayey aasaasihii dawlada cusmaaniyiinta ee #cusmaan_erdugral sidoo isagoo afsomali ahna waxaa turjumey shirkada #fanproj
Iyo Cableka labaad ee ugu weyn #wadan #somaliland ee #TRUE_CABLE_TV waana cablekii ugu horeeyey ee isagoo afsomali ahna laga soo daawayo shirkada fanprojna wxey soo turjuntey #seoson_5 iyo qaybta #cusmaan taasi oo aan wali dhemaystirneyn halka #TRUE_CABLE_TV ay soo wado imika qaybta #cusmaan

What do you think?

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0