in

Sushant_Sing_Rajput taariikhdiisa oo dhameystiran

sushant_sing_rajput taariikhdiisa oo dhameystiran

wxan idinla wadaagi doona jilaaga caanka ah ee #sushant_sing_rajput taariikhdiisa oo dhameystiran
Hanku horeyno nolashiisa gaarka wxa uu dhashey 21/1/1986 wxanu dhintay 14/6/2020 dhimashasiisana wxaa ka soo wareeegtey mudo 3 maalmooda wxa uu wax kasoo baxey jaamacada #delhi_technological_university
Wuxuuna jilaanimada kusoo biirey sanadkii 2008 wuxuuna kusoo caan baxey dhanka musalsalada wuxuuna ahaa musalkii ugu horeeyey #Kis_Desh_Mein_Hai_Meraa_Dil waxaana si online ah looga daawadey barta #star_plus sidoo kle wuxuu hadana sameeyey musalka kle ee lagu magacaabo #Pavitra_Rishta sidoo kle waxaa isagana si online looga daawdey barta #ZEE_TV hadaba aan eegno markii uu fanka kusoo biirey iyo wixi u qabsoomey
#Kai_po_Che wxanu ahaa flimkiisi ugu horeeyey wxuuna noqdey #super_hit weyn
Flimkiisi labaadna wxuu ahaa
#Shuddh_Desi_Romance wxuuna noqdey #super_hit weyn flimkiisi xigehn wuxuu ahaa
#Pk wxaan kula jirey super star Amir Khan wxuuna noqdey #Alltime_blockbuster flimkiisi xigayna wuxuu ahaa
#Detective_Byomkesh_Bakshy nasiib xuma se flimkaasi wuu ka fashilmey wxuuna noqdey #flop
Flimkiisi xigayna wuxuu ahaa
#MS_Dhoni_The_Untold_Story
Wxuuna noqdey wxuuna noqdey #super _hit flimkiisi xigayna wuxuu ahaa
#Raabta wxuuna noqdey isaguna flim lagu khaarey oo #flop ah
Flimkiisi xigayna wuxuu ahaa
#kedernath wxuuna noqdey
#hit weyn flimkiisi xigayna wuxuu ahaa
#sonchiriya wxuuna noqdey flim lagu khaarey oo
#disaster ah
Mashruuxusi u danbeeyey wxuuna ahaa
Flimka
#Chhichhore wxuuna noqdey noqdey
#blockbuster waana flimkiisi u horeeyey ee darajada blockbuster u gaadha wxaa hal flim oo aan idiin sheegin waana flimka #drive isaga wxuu noqdey flim soo daahy wxaan si online ah looga daawadey barta #netflixka han usoo laabano arimihiisa kle wxa uu haystaa
Laba jeer oo uu ku guuleystey
Hadiyada Filmfare Award for Best wxa kle oo kuu dagaana imika xaafada #bandra ee magaalada #mumbia

What do you think?

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Loading…

0