Maxaa ka Cusub Update-ka 2024

#update_2024

Sanadka 2024 waxaa ka harsan maalmo kooban StreamNxt – Family Entertainment App Waxay Macaamiisheeda usoo Diyaarisay UPDATEKA-2024 oo in Badan laga soo shaqeeyay laguna dhisay Rabitaanka iyo Baahida Macaamiisheena si aad wax badan u ogaato maalmahan ka harsan sanadka cusub waxaan halkaan kugu soo bandhgi doonaa Updateka cusub iyo sida uu u shaqayn doono

Muuqaalka koowaad oo kooban GAL, DEGSO, DAAWO dib ayuu usoo laabtay Download unlimited oo cabir walba ku degsan karto

kadibna OFFLINE ku daawan karto…… faahfaahinta xigto berito idin soo bandhigaynaa….. Hadaad fikir kale kusoo kordhinayso Qaybta faalada ku reeb

Gaarsii axsaabtaada SHARE dheh

Rukumo kanaalkeena SUBSCRIBE Dheh

#StreamNxt

#fanproj_media_studio

Reviews

0 %

User Score

0 ratings
Rate This

Sharing

Leave your comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *